Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane Taabit Cabdi Maxamed, ayaa maanta tababar ku saabsan wada shaqeynta dhanka amniga u soo xiray qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka banaadir. . Guddoomiyaha oo ka hadlay munaasabaddii tababarkan lagu soo xirayey, ayaa dhiiri galiyey maamulada degmooyinka Gobolka banaadir, isagoo ugu baaqay in ay dardar galoyaan Howaha adag ee ay hayaan. . Guddoomiye Taabit, ayaa shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Maamulka gobolka Banaadir, ayna ka qeyb qaataan sugida amniga.
Guddoomiyaha G/banaadir oo tababar usoo xiray maamulada Degmooyinka Gobolka “Sawirro”
Date: