Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya oo sheegay in Dowladda Federaalka ah ka Go’an tahay Xasilinta Dalka

Date:

Mudane Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay horumarinta Dalka iyo Dowladnimada Soomaaliya.

Wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka Mudane Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayuu tilmaamay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay muhiimad gaara siinayso xaqiijinta Amniga taasoo uu sheegay in Dowladdu door gaara siinayso Nabadaynta Guudahaan Dalka.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali ayaa wareysiga uu siiyay Warbaahinta Qaranka tusaale ahaan usoo qaatay in Dowladda Federaalka Soomaaliyeed Qorshaha Xasilinta Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...