Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay Agaasimaha guud ee sanduuqa Horumarinta Sacuudiga

Date:

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta kula kulmay qasriga cas ee magaalada Jiddah Agaasimaha guud ee maamulka Horumarinta sanduuqa Sacuudiga Fowzi Calyaan Al-sucuud, iyagoo diiradda saaray arrimo badan oo labada dhinac quseeya.

Waxaa kulanka lagu soo hadal qaaday intii uu socday sidii wax looga qaban lahaa isla markaana loo taageeri lahaa horumarinta mashaariicda la xiriira  arrimaha bulshada iyo dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya .

Kulanka waxaa goobjoog ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya boqortooyada Sacuudiga Danjire Daahir Maxamuud Geelle iyo Agaasimaha dhanka  mashaariicda ee sanduuqa Horumarinta Sacuudiga Eng Bandar Al-Baazici.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...