Maamulka Gobolka Jubbada Hoose iyo UN Habitat oo kismaayo kulan ku yeeshay

Date:

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cabdulaahi Cali {Gooni} ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socotay  hay’ada UN Habitat.

Kulanka waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf { Timo Jilac}  iyo Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Cabdi Barre.

Kulankaas ayaa waxaa looga hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin horumarinta iyo dhismaha Magaalada Kismaayo iyo in shaqooyin loo abuuro dhalinyarada sidoo kale waxaa ay kawada hadleen in dadka barakacashaasha ah in  loo sameeyo nidaam iyo sharciyo goobaha ay dagayaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...