Ciidamada Amaanka puntland oo Hawlgalo ka sameeyey Magaalada Boosaaso

Date:

Ciidamada Amaanka  Maamulka  puntiland oo Maalinkii labaad   hawlgalo iyo baaritaano ka wadan  xaafada  ka tirsan Magaalada boosaaso  aydoo Ciidamada  ay ku guulaysteen inay gacanta ku soo dhigaan  dadka ay  ka shakiyeen.

Magaalada boosaaso ee Xaruunta Gobolka Beri ahna Xaruunta ganacsi ee Maamulka puntland  ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca falal Amaanka ka dhan ah kuwaa soo lagu dilo Ma’suuliyiin ka tirsan Maamulkaasi.

wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya Maxamed muuse Tarsan ayaa soo sheegaya in ay Ciidamadu ku guulaysteen ihn gacanta ay kusoo dhigaan Rag lagu tuhunsan yahay in ay Magaalada qalqal ku haayeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...