Ciidamada Booliska Soomaaliya oo kala wareegay qalab Xafiiseed Bolisiska Amisom ee AU

Date:

Ciidama Boliska AMISOM ee qaybta Gobolka Banaadir ayaa ku wareejiyay Qalab Xafiiseed Ciidamada Bolliska Somaliyeeed.

Qalabkan oo ay kuu deeqday Dowlada Denmark loona soo mariayay Ciidamada Booliska AMISOM ayaa waxaa Booliska Somaliyyed ku wareejiyay Ms. Christine Alalo ย oo ah taliye ku xigeenka booliska AMISSOMย  iyada oo uu ka gudoomayย  Genaral Ahmed Hassan Maalin Taliyah Booliska ee Gobolka Banaadir.

โ€œWaxaan leenahay shaqo na loo idmaday waxaana kamid ah inaan Caawino Booliska Somaliyeed haday ahaan lahayd dhisida aqoontooda,Utabo barida daba gallada, Tageerista xillayada Howlgalada anaoo taas kaduulayno waxaan samaynay.FPU (Formed Police Unit) kuwaas u shaqeeyo si joogto ah. Waxaan sidoo kale leenahay qorshooyin aan ku caawino oo ya kamid tahy Qalabka iyo dhamaan howlaha lagama mmrmaanka u ah iney ku shaqeeyaan booliska Somaliyeedโ€. ayuu tiri MS.Allala markii ay ku wareejinaysyay qalabka booliska.

Qalabkan oo ka koobnaaa Komputaro, nalalka cadceeda ku shqeeyo, Printro,Iyo qalab kale ayaa loo qaybin doonaa saldhigyada booliska gobolkaย  Banadir.

General Maalin ayaa ka Mahad celliya Deqda lagu wareejiyay Booliska Somaliyeed asagoo sheegay in qalabkan ka caawin doono xoojinta Sharciga iyo kuย  dhaqankiisa, isla markaana loo qaybin doono 4 Xarumood oo kamid ah saldhigyada Gobolka Banaadir.

Booliska AMISOM ayaa had goor kaย  caawiyo Booliska Soomaaliya qayabah ay ka midka yihiin Tababarada, Aggab Xafiisyada,iyo xoojinta Ilaalinta xuquuqull Aadniga iyo ku dhaqanka sharciga Dalka u yaalo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale