Gudoomiye Jawaariย ย oo Muqdisho uga qeyb galay shir ku saabsan Iskaashiga Barlamaanka FS iyo kuwa dowlad goboleedyada

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna kusimaha madaxweynaha JFS ayaa Muqdisho uga qeybgalay shir ku saabsan iskaashiga Baarlamanka FS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada.

Kulanka waxaa looga hadlayaa Sameynta isku duwida iyo iskaashiga Baarlamaanka dhexe iyo Kuwa dowlad goboleedyada.

Hayโ€™adda UNDP ayaa soo qaban qaabisay Kulanka, wuxuuna ka mid yahay mashruuca UNDP ee taakuleynta baarlamaanada.

Maalinkii labaad ayuu socdaa Kulanka, iyadoo maanta ay goob joog yihiin gudoomiyaha golaha shacabka iyo gudoomiyaasha baarlamaanada dowlad goboleedyada

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...