Guddoomiyaha Maxkamadda Sareโ€Waxaan bilaabi doonaa Barnaamijyo Bulshada aan ugu ifineyno shuruucda dalkaโ€

Date:

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan oo maanta xafiiska kula hadlay warfidiyeenadaย  ayaa waxa uu sheegay in uu bilaabi doono Barnaamijyo taxano ah oo shacabka Soomaaliyed loogu ifinaayo shuruucda dalka.

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka ayaa intaa ku daray in Barnaamijyadaan taxanaha ah oo isbuuciiba 2-jeer ay Bulshada usoo bandhigi donaan si loo fahansiiyo shuruucda iyo qawaaniinta dalka, waana Barnaamij wacyigilin iyo baraarujin ku saabsan kaa oo looga gonleeyahay sidii Bulshada iyo dhamaan Hayโ€™adaha dowladda ay u hogaansami lahayeenย  shuruucda dalka.

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka ayaa sidoo kale soo hadal qaaday arimo badan oo ay ka mid yihiin qofka muwaadinka ah inta uu ogalyahay in xoriyadiisa laga qaadi karo mudada uuย  sharcigaย  qabo.

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka ayaa ugu danbeyntii soo hadal qaaday in lagama maarmaan ay tahay in Bulshada loo iftiimiyo shuruucda dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...