Madaxweynaha Galmudug oo rajo wanaagsan ka muujiyey wada hadalada u dhaxeeyo Galmudug iyo Ahlusuna

Date:

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee deegaanada Galmudug iyo Waxyaabaha u qabsamay Maamulkiisa.

ย Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in sababta uu ilaa weli ugu dhawaaqi laโ€™yahay Golahiisa Wasiiradda ay tahay xal uu u raadinta khilaafka ka dhaxeeyo Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...