Guddoomiyaasha labada aqal ee barlamaanka oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee guddiyada joogtada ah

Date:

Kulankani oo ah kii ugu horreeyey oo ay isugu yimaadaan gudiyada joogatda ah ee labada Glee e barlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay ย Muqdisho.

Waxaa siwada jir ah u shir guddoominayay labada guddoomiye ee Golayaashasi Maxโ€™ed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Cabdi Xaashi C/llaahi ayadoo loogu hadlayay sidii loo dardargelin lahaa wadshaqeynta guddiyadaasi.

Guddoomiyaha Golaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi C/llaahi oo hadal ka jeediyay kulankaasi ayaa sheegey in muhiim ay tahay wadashaqeynta labada guddi.

Muddane Maxโ€™ed Sheekh Cismaan Jawaari Guddoomiyaha Golaha Shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xusay in looga baahan yahay labada guddi ee joogtada ah in ay diyaariyaan qorshaha howleedka ay ku wadashaqeynayaan si loo dardargeliyo howlaha horyaala baarlamaanka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...