Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay isku dhacii maanta ka dhacay Muqdisho (Daawo Muuqaal)

Date:

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay isku dhac u dhaxeeyay ciidammo ka tirsan dowladda oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay isku dhacaasi inuu ahaa shil ku dhacay si kama isla markaana ay ka xuntahay dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in haatan uu socdo baaritaan ku aadan dhacdadaasi.

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Gaadhaanshigga Soomaaliya C/rashiid c/laahi Maxamed ayaa sheegay in falkaan dhacay dowladdu ay ka xuntahay sidoo kalana aysan saamayn ku yeelanaynin wada shaqaynta ka dhaxaysa ciidanka Qaranka.

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay isku dhac u dhaxeeyay ciidammo ka tirsan dowladda oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaasi oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Δημοσιεύτηκε από Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed στις Τετάρτη, 26 Ιουλίου 2017

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...