Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo dhagax dhigay dayactirka Buundada Degmada Qoryooley

Date:

Buundada Degmada Qoryooley waxa ay muhiim u tahay isku socodka gaadiidka iyo dadweynahaย  qeybo ka mid ah gobolada dalka waxaana ka muuqda bur bur xoog lehย  buundada ma helin wax dayac tir ah sanado badan.

Maleeshiyada shabaab ayaaa dhowr jeer isku dayay in ay jaraan buundada si isku socodka gaadidka iyo dadweynaha ay u istaagan hasa ahaate maamulka degmada iyo dadka shacabka ah oo isgarbsanaya ayaa ka hortagay.

Guddomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose ayaa dhagax dhigay buundada Degmada Qoryooleyย  waxaana ku sugnaa goobta dhagax dhigistaย  Maamulka Degmada iyo masuuliyin ka tirsan maamulka gobolka shabellaha hoose.

Gudoomiye ku xigeenkaย  Amniga Degmada Qoryooley ayaa shegay in buundada ay dhisanthay sanado badan ย burburka ย ku yimidna ay sababtay in ay istaagan isku socodka gadidka iyo dadweynaha.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Ibraaahim Aadan Cali Najax ayaa Markii uu dhagax dhigay kadib la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in buundadaย  aysan in mudda helin dayactir maamulka gobolka shabellaha hoose uu bilaabayo dayactirka buundadan isagooย  maamulada Degmooyinka Gobolka Shabellah Hooose ugu baqay in ay nabada iyo isdhaxgalkaย  bulshada ay ka shaqeyan.

Gudoomiyaha Gobglka Shabellaha Hoose iyo masuuliyinti la socotay ayaa kormeeray biya xireen ku yaala Degmada Qoryoley iyadoo maamulka degmada Qoryooleyย  Gudoomiyaha ย Gobolka warbixin ka siiyen sida uu ย u shaqeyo biya xirenkaย  maamulka gobolka ayaa degmada qoryooley waxa uu ka hirgelinayaaย  leerarka ku shaqeya cadceeda si xiliyada habeenki u u shaqeyo ganacsiga iyo isku socodka dadka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale