Gudoomiyaha Degmadda Maxaas oo ka warbixiyey dad dhawaan lagu dilay degmada Maxaas.

Date:

Gudoomiyahaย ย  Degmadaย  Maxaas eeย  Gobolkaย  Hiiraanย Muuminย  Maxamedย  Xalaneย ย ayaaย  sheegay Inย  Dad dhawaanย  laguย  Dilayย  Deegaanย  Hoos yimaadaย  Maxaasย  ayย  kaย ย  Dambeeyeenย  Malayshiyaadkaย  Al-shabaab.

Dadkaย  laย  Dilayย  ayaaย  waxaaย  kaย ย  midย  ahaa Askariย  kaย  tirsanaaย  Ciidamadaย  Xoogaย  Dalkaย  Soomaaliyaย  iyoย  qofย  shacabย  ah iyadoo Weerarkaanย  ayย  kuย  Dhaawacmeen laboย  Qofย  ooย  shacabย  ahย  Gudoomiyahaย  ayaaย  Tilmaamayย  In Falkaaniย  uuย  ahaaย  Gaadmo ย ay geesteen kooxaha nabad diidka ah ee ku dhuumaaleysanayo qeybo ka mid ah Gobolka.

Dhankaย  kale Muumin Maxmedย  Xalane Gudoomiyaha Degmada Maxaas ooย  hadalkiisaย  Siiwataย  ayaaย  sooย  Hadalย  qaadayย  Inay Didaalย  uguย  jiraanย  Xalย  kaย  gaaristaย  Dagaalย  beeloย  dhawaanย  kuย  dhexmaray Deegaanoย  kaย ย  tirsan Gobolkaย  Hiiraan asaga oo xusay in ay waan waanta beelaha walaalaha ay mareyso meel wanaagsan waxa uuna rajo wanaagasan ka muujiyey xal u helida khilaafkaas.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO LA KULMAY GUDDOOMIYAHA GOLAHA AQALKA SARE

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo daahfuraya Hirgalinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda

Raโ€™iisul Wasaaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

War-saxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS:Aqoonsiga Qaranku waa Xaqa Muwaadinka, lama Siyaasadeyn karo

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo tixraaceysa himilooyinka dastuuriga ah iyo...