Ra’iisul wasaare Kheyre oo wasaaradda Warfaafinta kula kulmay Fannaaniin Qurbaha ka timid

Date:

Ujeedada kulankaan ayaa ahaa sidii uu Raisul wasaaraha ugu dhiiri gelin lahaa iney xoojinyaan wacgalinta bulshada ee ku aadan fahansiinta qiimaha ay leedahay dowlnimada iyo nabada.

ย Kulankaan oo mudo sacaado ah socoday ayaa raisul wasaaraha iyo faaniinta waxa ay isdhaafsadaan fikradaha ku aadan sida ay uga wada shaqeyn karaan dowlada iyo fanaaninta iyo dibo u dhiska tiyaaradka qaranka ee Magaaladda ย Muqdishoย  iyo qodob kale ooย muhiim ah.

Mudane Xasan Cali kheyr Raโ€™isul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliyaย  ayaaย  kulanka ka jeediya qudbad dheer uu kaga hadleyay ahmiyada ay u leeyihiin bulshaba Faniinta isaga oo xusay in ay shacabka Muqdisho aad ugu farxeen imaashaha faniinta ee Magaalada.

Faniinta la kulmay Raโ€™isul Wasaaraha Dalka ayaa muujiyey dareenkooda ku aadan sida ay ugu faraxsan yihiin kulanka ay la qaatay Raโ€™isul Wasaare Kheyre ayagoo u balanqaaday in ay taageero la garab istaagi doonaan Xukuumada Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale