Xildhibaan Dalxa oo si diiran usoo dhaweeyey Waxqabadka Dowladda iyo horumarka ay wado.

Date:

Xildhibaan  Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed  ayaa bogaadiyay waxqabadka boqolka maalmood ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Waxa uuna sheegay in dowladda ay ku talaabsatay horumaro badan mudada boqolka maalmood ah oo ay jirto ay ka mid yihiin ladalaaganka musuq maasuqa , sara u kaca dhaqalaha dalka xirirka wadamada caalamka , isku duubnida maamul gobaleed yada iyo dowlada dhaxe  iyo weliba sugitaanka amniga.

Dhinaca kale xildhibaanka oo hadal kiisa sii wata ayaa waxaa uu bogaadiyay socdaalada Madaxweyne farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Qeyre ay ku tageen Gobalada Dalka , iyo sida uu Ra’isul wasaraha  u kormeero hey’adaha dowlada iyo sida ay ugu go’an tahay  la dagaalanka musuq maasuqa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...