Raโ€™iisul Wasaare Kheyre oo bilaabay qorshe uu kula xisaabtamayo wasiiradiisa

Date:

Si looga dhabeeyo qorshaha isla xisaabtan iyo dowladd wanaagga ee ay wado xukumadda ayaa ย maanta waxaa uu Raโ€™iisul Wasaaraha xukumadda federalka Soomaaliya kulamo isla xisaabtan iyo is xog wareysi ย ah la yeeshay qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiiradda.

Raโ€™iisulย  wasaaraha xukumadda ย federaalka Soomaaliya ayaa si gaar gaar ah ย ula kulmayey ย wasiiradda waxa uuna ย ka dhagyesanayey qorshaha wasaaradahooda, caqabadaha ย uu kala kulmay intii uu xilka ย haayey, ย sid uu u diyaariyey ย ย hananka looga gudbo ย ย Caqabadaha ย jira iyo qorsha ย howleedka wasaradda ย ee 100-maalin ee ugu horaysa taas oo la waafajinayo qorshaha ย Dowladda ee Nabad iyo Nolol.

Raโ€™iisul Wasaare kheyre ย ayaa kula dar-daarmay in ay ka fogadaan wax kasta oo keeni kara maamul xumo iyo Musuq maasuq .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...