R/wasaaraha XFS oo Boqolaal Shacab ah kula damaashaaday Beerta Nabadda

Date:

Ra’iisul Wasaraha xukumadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan cali kheyre ayaa galabta boqol Shacab ah kula  jemcaystay beerta nabad oo ka mid ah goobaha dalxiisa ee magaaladda muqdisho. si uu Shacabka u dareensiiyo in dowlada tahay dowladda shacabka ayna   ku kalsoontahay

boqoolkii Shacabka ee k u sugnaa beerta Nabad ayuu Ra’iisul wasaraha fursad siinayey in  ay la wadagaan  talooyinka  iyo firkadaha wanaagan ee ay shacabku doonayaan in ay dowlada ku shaqayso  isla markana  uga mahad celiyey waqti wanagsna uu galabta la qaatay

qaar kood shacabkaas waxa ay si Caadi ah oo ay kalsooni ku dheehan tahay ay Su’allo ku waydiinayaan Ra’iisul wasaaraha iyagoo mararka qaar ay Ra’isiul wasaraha la kufmayaan ,

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shacabka kala duwan ee la kulmay u sheegay in dowladdu ay ku shaqyn doonto Rabitaanka shacabka ayna diyaar u tahay in ay la xisaabtamaan waqti kasta, isla markaana ay ka go’an tahay in ay shacabkeeda la wadaagto marxalada kasta oo ay ku sugan yihiin .

Dadka  kus ugnaa beerta nabadda ee uu Ra’iisul wasaaru  kulmay oo  dhalinyaro u badnaa ayaas dareenkooda uga warabay warbahinta qaranka eek u aadan in galabta kula jimcaystay beerta nabadda Codka

 

Ra’iisul  wasaaaha xukumadda jamhuuriyadda federaalka SoomaaliyaMudane Xasan Cali kheyre aya mar kasta xooga sara In uu saro u qaado kuwaa oo ay qaybo badan oo ka mid ah ay ku jirto kirgadad wanaagsan oo dalkaan horumar gaarsiin karo , waxa uuna qorshiihu yahay in uu shacabka an awoodin in ay ug tagan xafiiskiisa uu isagu ugu tago goobaha oo kale .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur...

Hodan iyo Gubadley oo ku soo baxay Tartanka kama dambeysta ee ka baxa Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Hodan ayaa u soo baxay wareegga kama...