Wareeggii labaad ee Doorashada Galmudug oo Cadaado ka Socota

Date:

Doorashada Madaxweynaha  Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa ka billaabatay Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulkaasi ee magaalada Cadaado, halkaasoo ay ku sugan yihiin Xildhibaannada dooran lahaa Madaxweynaha iyo Musharaxiintii u tartameysa.

Waxaa hoolka Doorashada ay ka dheceyso  ku sugan Mas’uuliyiin ka socota Dowladda Federaalka soomaaliya oo u ka mid yahay  Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo Xubno kale.

Musharaxiinta u tartamaysa Doorashada Xilligaan socota waxaa ka mid ah

1-Axmed Shariif Cali Hilowle

2 Axmed Ducaale Geelle Xaaf

3- Prof. C/qaadir Shirwac

wareeggii koowaad ee doorashada ayaa u dhacday

1 Axmed Shariif Cali Hilowle oo helay  24

2 Axmed Ducaale Geelle oo helay  57

3- Prof. C/qaadir Shirwac oo helay  7

Tirada Xillibaannada Cod bixiyaasha ayaa ah 89 Xildhibaan, iyadoo guddiga  doorashada Galmudug ay ku dhawaaqeen natiijadaan  horu dhaca ah taas oo keentay in Wareegga labaad ay u tartamaan

Axmed Shariif Cali Hilowle oo helay  24 iyo

2 Axmed Ducaale Geelle oo helay  57

Haddaba wixii soo kordha dib nagala soco Insha Allah

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Xaquuqul Insaanka Qaranka oo war ka soo saaray dhacdo ka dhacday Jubbada Hoose

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa...

Wasaaradda Shaqada fariin u dirtay shaqaale waynaha Soomaaliyeed

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Liiska xubnaha ku guuleystay Golaha Wakiilada K/Galbeed oo la shaaciyay

Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...