Saraakiil ka tirsan Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaliyaย ayaa manta tababbar loogu qaaday Dalka Ingariiska, waxaana garoonka ku sii sagootiyay Agaasimaha Guud ee Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadda Gaashaanle Sare Maxamed Adam Jimcaale ( Koofi)
Saraakiishan maanta tababbarka u baxay ayaa waxaa lagu soo tababbari doonaa Garoomada diyaaradaha dalka Ingariiska, gaar ahaa garoomada London ,ย Manchester iyo Birmingham.
Wadamada Dernmark, Norweyย iyo Rwanda ayaa tababbaro nuucan oo kale ah waxa ay horay u siiyeen saraakiil ka tirsan Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana uu dalka Ingariiska qeyb ka noqonaa Wadamada dalkooda ku soo tababbaray saraakiil ka tirsan Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha.