Qoysas ku xoolo beelay abaarta oo codsaday in gurmad lala soo gaaro

Date:

Dadka ku nool qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalad nololeed oo soo food saartay kaddib abaarta daba dheeraatay  ee Wadanka ka jirta.

Qaar ka mid ah Dadkaasi oo aan u kuur galnay siyaabaha ay ku nool yihiin ayaa waxaa ka muuqatay saameynta abaarta xoolihii ay dhaqanayeen intii badnayd ay uga dhamaadeen abaarta .

Qaar ka mid ah qoysaska ku xoola beelay abaarta ayaa sheegay inay iminka heysato xaalado nololeed oo aad u liidato, waxaana ay codsadeen in kaalmo deg deg ah lala soo gaaro.

Abaartaan ayaa waxa ay notay mid guud ahaanba saameysay Dadka, iyadoa cidwaliba ay la daalaa dhaceyso maareynta noloshooda, Dadka dhibta ugu badani haysato ayaana ah Reer-guuraaga Xoola ku noolka ahaa waxaana hadda gabaabsi ku sii dhow Saddaxda duunyo oo kala ah Ariga, Geela iyo Lo’ada kuwaas oo inta ka hartay sida Dadka Gacanta looga quudiyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...