Madaxweynaha JFS oo maanta kulamo la qaadanaya Madax ka tirsan Imaaraatka

Date:

Abu Dabi(SONNA)–Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo Madaxda ugu Sareeyso Wadanka Imaaraadka.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu kala hadli doono xoojinta Xiriirka labada dal iyo sidii ay labada dal iskaaga kaashan lahaayeen dhinac amniga dhaqaalaha iyo dhanka arimaha Bulshadda.

Madaxweyanaha Soomaaliya Mudane Maxamed Farmaajo oo shalay gaaray Wadanka isu taga Imaaraadka Carabta ayaa waxaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyey dalkaasi.

Wixii warar ah ee ku soo kordho wararka kulamada Madaxweynaha kala Soco wararkeena danbe insha allah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...