Faah-faahin kasoo baxaysa qarax Saaka ka dhacay Muqdisho

Date:

C/qaadir Cusmaan Faarax (Dr.yare) ayaa dhawaan u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Miino loogu xiray Gaarigiisa, xilli uu marayay agagaarka Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Degmada Xamar Jajab Axmed Cismaan Dhoorre, ayaa Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay geerida marxuumka.

Wuxuuna intaa ku daray guddoomiyaha Xamar Jajab in Dr.yare uu ka tirsanaa Wasaaradda waxbarashada ee Dowladda federaalka Soomaaliya.

Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa gaaray cutubyo ka tirsan laamaha ammaanka ee Soomaaliya, si ay u sameeyaan baaritaanno.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...