Wararka iminka kusoo dhacay warqabadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegayo in goor dhaw uu qarax ka dhacay agagaarka Wasaaraddaha Dhalinyaradda iyo Isboortiga iyo Amniga.
Lama ogo qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa waxaas lasoo sheegayaa in uu ka dhacay Maqaayada ku taal kasoo horjeedka wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga.
Wixii kusoo Kordho Wararka Qarax Dib ayaan idinkaga Soo gudbin doonaa haddii Rabi idmo.