Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Date:

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/rashid C/laahi Maxamed oo weheliyo Wasiirkii hore ee Wasaradda Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta kormer ku sameeyey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.

Kormeerka ayaa qeyb ka ahaa wajiga koowaad ee Xil wareejinta, waxana uu Wasiirkii hore Mudane C/qaadir Sh. Cali Diini, ku soo dhaweeyey Wasaaradda Wasiirka Cusub, isagoo ku soo wareejiyey dhammaan qeybaha uu ka kooban yahay Dhismaha Xarunta Wasaaradda

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn...