Akhriso Isku aad wareegga Sedaxaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka wareegga 3aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka. Halkan ka Akhriso ama kala deg

Madaxweynaha JFS oo maalintii 5aad Guddoominaya Shirka Wadatashiga DFS, Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir

Garoowe (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa maalintii shanaad guddoomiyey shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad...

Dhahar oo caawa u gudbTay wareegga labaad ee tartanka Cilmiyeedka Bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)- Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Shir looga hadlayo arrimaha gar gaarka deg dega ah oo ka socda Muqdisho.

Muqdisho (SNTV) Shirkan wadatashiga ah ee ku aadan ka jawaabista gargaarka deg dega ah una dhexeeya madaxda wasaaradaha gargaarka heer Federaal iyo heer dowlada goboleed...

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ka tacsiyeeyay Dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho ka dhacay Xalay

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland,Koofur galbeed iyo Jubbaland,  ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ehelada Dadkii ku geeriyooday Qaraxyadii Xalay...

Ciidanka Xoogga dalka oo kala dhex-galay Maleeshiyaad ku dagaalamay qeybo kamid ah Galmudug

Muqdisho (SNTV)- Taliska  Qeybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee Howlgala Deegaanada Dawlad goboleedka Galmudug ayaa Maanta ku baxay Deegaanka Hardis oo qiyaastii 25...

Qaar ka mid ah Dadkii kusoo dhaawacmay Sool oo la keenay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Waxaa Xalay lasoo gaarsiiyay Magaalada Muqdisho Diyaarad sidday 22 Qof oo ka mid ah Dadkii kusoo dhaawacmay dagaal Beeleedkii ka dhacay degaanka Dhumay ee...

Culimada Soomaaliyeed oo baaq kasoo saartay dagaalka ka socda Gobolka Sool

Muqdisho (SNTV)- Hay’adaha Culimada Soomaaliyeed oo ka kooban Majmaca Culimada iyo hay’adda Culimada iyo Golaha guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa Maanta bayaan kasoo saaray...

Dowlad gobaleedyada oo markale xisaab celin la weydiiyay

Muqdisho (SNTV)- War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Wasaaraddaha Maaliyadda ee dawlad goboleedyada dalka looga codsaday inay...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo baaq u dirtay Madaxda Maamul Goboleedyada

Muqdisho (SNTV);- War ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gogoshii uu u fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maamul...