26ka juun “ Kaana siib Kanna Saar”

Muqdisho (SNTV)- 26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qabiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh,  waxayna...

Cilmi-baaris la sameeyay oo lagu ogaaday in ay jiraan faa’iidooyin laga helo la hadlidda...

Inta badan dadku waxay waqtigooda qaataan iyaga oo ay ku hareereysan yihiin dad aysan aqoonnin ,haddii ay ahaan laheyd xilliga ay shaqadooda ku sii...

Ha ku Afurin Cabitaan aad u qaboow (Maqaal)

Muqdisho (SNTV)- Cuntada ugu haboon ee lagu Afuro xilliyada lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayay Diintu si weyn u sheegtay,waxaa kaloo aad...

Gunaanadka Al-Shabaab iyo gumaadkii loo geystay 2018

Muqdisho December 31 (SNTV):- Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa warbixin ku saabsan gumaadka loo geystay Al-Shabaab sanadkan 2018-ka, anagoo ku eegeyno...

faa’iidada ugu wanaagsan ee ay leedahay waxbarashada

Muqdisho September 29 (SNTV):- Waxbarashadu waa hubka ugu awoodda badan xaalad kasta ee jirta. Marka xaqiiqda laga hadlayo, qalin biiraha iyo qalin tiraha/qoriga waxa ay...

Lix cunto oo sababa in qofka uu ku hurdo goobtiisa shaqo

Muqdisho September 18 (SNTV):-Akhristow  waa laga yaabaa in aad aragto adigoo  Gamaayoonaya ama (lulmooday) waxaana laga yaabaa inay kugu dhacday  in ku huruddo Kursigaaga...

Musuq maasuqa waa caqabadda ugu wayn ee dawladinmada iyo horumarka

Muqdisho September 4 (SNTV):- Waa maxay Musuqmaasuq?:- Musuqa Luqada Ingiriiska waxa lagu yiraahdaa(corruption),Carabigana waa(fasaad) Macno ahaanna waa: sharciga oo la qaloociyo iyo wax is daba marin...

Dalka Shiinaha waa saaxiib aan hagar aqoon (Qeybtii 2-aad)

Muqdisho(SNTV)–Qormooyin aan kaga hadleyno xiriirka qotada dheer ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha iyo booqashada Wafdiga Madaxweynaha ay ku joogaan Magaalada Bijiin ee Wadanka...

Dalka Shiinaha waa saaxiib aan hagar aqoon (Warbixin)

Muqdisho(SNTV)–Soomaaliya iyo Shiinaha waxaa ka dhaxeeya xiriir soo jiray muddo dheer  oo soo taxnaa boqolaal sano, waxaase diiwaangashay taariikh ahaan ama lagu xasuustaa in...

Nin Soortiisa ka soo badbaadsaday goob uu howgal ka socday oo ku taalla...

Muqdisho Tallaado August 14 (SNTV):- Mareegta NairobiNews ayaa qortay sheeko aad loo hadalhayo oo ka dhacday magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, taasoo ku aabsan nin la cararaya...