Tag: Maxamed Cali Juxaa

Browse our exclusive articles!

Madaxweyne Farmaajo Oo Daah-Furay Garoonka Diyaaradaha Garoowe.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowlada goboleedka Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si wada jir ah maanta...

War-Saxaafadeed : Madaxweyne Farmaajo Oo Socdaal u Kuur Gelid Ah Ku Maraya Qeybo Ka Mid Ah Gobollada Dalka.

Garoowe, 7 Janaayo 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Garoowe halkaas oo uu...

Madaxweyne Farmaajo Oo Goordhow Xariga Ka Jaraya Garoonka Diyaaraha Garoowe Oo Dib u Dayactir Lagu Sameeyey.

Waxaa magaalada Garoowe ka socota qaban qaabo ku aadan sidii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmajo uu xarigga uga jari lahaa Garoonka Diyaaradaha...

Madaxweynah Jamhuuriyadda soomaaliya Oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa guddoomiyey shir ay magaalada Garowe ku yeesheen Xubnaha Golaha Wasiirrada dowlad Goboleedka Puntland. Shirkan waxaa ka...

Wasiiradii Dhawaan La Magacaabay Oo Maanta La Dhaariyay…

Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyay sedexdii Wasiir oo u dhawaan magacaabay R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,kuwaasi oo lagu hor...

Popular

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Subscribe

spot_imgspot_img