Home Blog Page 518

Madaxweyne Guudlawe oo kulan soodhaweyn ah loogu sameeyey Dalka Kenya

0

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  xalay ka qeybgalay munaasabad soo dhoweyn iyo casho sharaf ay u sameeyeen Soomaalida ku nool dalka Kenya.

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha XFS oo magaalada Dubai kaga qayb-galaya Shirweyne Caalami ah oo looga hadlayo kobcinta awoodda dhallinyarada

0

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta kaga qayb-galaya Shirweyne Caalami ah oo  looga hadlayo kobcinta awoodda dhallinyarada iyo ka qayb-galkooda xukunka.

Tirada Dhimashada Dhulgariirada Turkiga iyo Suuriya oo kor u kacay iyo Madax katirsan Carabta oo ku qulqulaya dalka Turkiga

Tirada dadka la xaqiijiyay inay ku dhinteen dhulgariirrada labada dal ee Turkiga iyo Suuriya ayaa kor u dhaaftay saddex iyo soddon kun oo qof.

[DAAWO] Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan soodhaweeyn ah loogu sameeyey dalka Talyaaniga

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kaga qayb galay kulan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada Yurub ay ku taageeraysay halganka dib u xoreynta dalka iyo ciribtirka Khawaarijta Al-shabaab.

[DAAWO] Madaxweynaha Galmudug oo galabta safar shaqo ku gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.

0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.

[DAAWO] Ra’iisul Wasaraha XFS oo guddoomiyey shirka looga hadlayay xoojinta Amniga caasimada

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay  kulan looga hadlayey amniga guud ee Caasimadda, Xoojinta dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo Wada-shaqeynta Maamulada Degmooyinka, Hey’addaha Amniga iyo Bulshada Caasimada.

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS oo shaaciyey jadwalka qabashada doorashada kursiga Hop 203

0

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS  ayaa shaaciyay jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay GSH # 203 oo deegaan doorashadiisu tahay Kismaayo Ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubbland.

Ra’iisul Wasaare Hamse oo qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha, Robert Andrew Piper oo maanta dalka soo gaaray.

[DAAWO] Guddiga horumarinta adeegga Bulshada Aqalka Sare oo kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada XFS

0

Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani’aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane Faarax Sheekh Cabdulqadir.

Madaxweyne Dani oo goobjoog ka noqday dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud iyo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland

0

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta  xeer Ilaaliyaha guud ee Dowladd Goboleedka Puntland Axmed Maxamed Yuusuf (Taaraan) iyo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland Gaashaanle Sare Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed, waxaa dhaariyey Garsoore ka tirsan Maxkamada Sare Siciid Axmed Faarax.