XUKUUMADDA

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo xaflad duco ah u qabatay Shahiid Xuseen Ceelaabe Faahiye

Muqdisho (SNTV)- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa Sabtidii xaflad duco ah u qabatay Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ku shahiiday weerar gaari biimaysan...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Kulan La Qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Dooxa (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo galabta gaaray magaalada Dooxa ee xarunta  dalka Qatar ayaa kulan la qaatay...

Xuseen Ceelaabe wuxuu ahaa Qaamuus ka baxay Qaranka

Muqdisho (SNTV):- Alle ha u naxariistee Xuseen Ceelaabe faahiye, waxaa uu ku dhashay magaalada Seylac ee gobolka Awdal, halkaas ayuu ka bilaabay waxbarashada, Dugsigii...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo u Duulay Dalka Qatar

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Qatar. Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Dalka...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo soo Xiray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare Ee Dalka

Muqdisho (SNTV)-Ra’iisul wasaraaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo wasiirka waxbarashadda ayaa soo xiray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada...

Ugu Akhris Badan