XUKUUMADDA

Xukuumadda oo Ciidamada loo tababarayo Galmudug Ku Boorrisay In cadawga ay ku qabtaan gacan bir ah

Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islaaw Ducaale oo  socdaal ku tegay magaalada Guriceel ayaa booqday xerada Har-qaboobe ee tababarku uga socdo...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS oo shir guddoomiyey shir lagu ansixinayey siyaasadda qaran ee dhuxusha Soomaaliya+Sawirroa

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen,ayaa guddoomiyay shir u jeedkiisu ahaa ansixinta Siyaasada  dhuxusha soomaaliya oo ay soo...

Dowladda Oo Horumarin Ku Sameysay Adeegyada Caafimaad Ee Cisbitaalka Banaadir

6 Bilood ka dib markii ay dowladda Soomaaliya la soo wareegtay isbitaalka Banaadir ayaa waxaa sii kordhay tirada bukaanka adeega u soo doonta isbitaalka,...

Wasiirada Warfaafinta Heer Fedaraal Iyo kuwa Dowlad Goboleedyda oo Kullan la Yeeshay Hay’adaha Daneeya Warbaahinta.

Iyadoo Maalinkii sedaxaad Magaalada Muqdisho ka socodo Shirka wadatashiga wasiirada Warfaafinta Heer Fedaral iyo Heer Dowlad Goboleed aya Maanta Waxa ay Kullan La yeesheen...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Jubaland.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta waxa ay warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland. Halka Hoose ka Akhriso

Ugu Akhris Badan