XUKUUMADDA

Duqa Muqdisho “Dib u kabashada Caasimadda ee dhanka amniga iyo kaabeyaasha dhaqaalaha waxay rajo gelinaysaa dhallinyaradeenna”

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo soo xiray horyaalka Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa tilmaamay muhiimadda uu tartankaani u...

Wasiirka Shaqada Sadiiq Warfaa oo kormeeray Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa, ayaa kormeerkiisii saddex biloodlaha ahaa ku tagay Arbacadii xarunta Guddiga...

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusay ka qeyb-galeyaashii Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay dhallinyaro ka socotay dalladaha iyo ururrada heer Qaran iyo...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo dhaweysay dib u habeynta qaab-dhismeedka IGAD

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-Madaxeedka joogtada ah ee 13-aad ee IGAD ayaa soo dhaweeyey qorshaha dib...

Wasaaradda Boostada oo faah-faahisay nuxurka Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tecnolojiyadda ayaa soo dhoweysay ansixinta Golaha Wasiirrada ee Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta, taas oo ah middii ugu horreysay ee uu...

Ugu Akhris Badan