XUKUUMADDA

Wasaarada Qorsheynta oo kullan u qabatay Hay’adaha ka shaqeeya barnaamijyada xalka waara

Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa qaban qaabiyay kulan isugu yimaadeen inta badan hay’adaha ka shaqeeya barnaamijyada xalka waara, ee Soomaaliya iyo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta la kulmay madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale maanta la kulmay madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan. Kulankaan oo...

Wasaaradda Waxbarashada Soomaliya oo sheegtay in imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare la qaadi doono 18ka ilaa 22ka Juun, 2022.

Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa ay ardayda, waalidiinta, macallimiinta, maamulayaasha iyo dhammaanbahwadaagta waxbarashada Soomaliyeed halkaan kula wadaagaysaa shaacinta...

DAAWO:Ra’iisul Wasaare Rooble oo madaxweynaha Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta gaarsiiyay dhambaal hambalyo iyo tacsi ah oo uu uga siday madaxweyne Xasan Sheikh...

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay madaxweynaha Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan, isagoo uga...

Raisulwasaare Rooble oo ka hadlay dabkii baabi’iyey goobo ganacsi oo ku yaal iskoyska Banadir.

Raisulwasaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Rooble ayaa waxa uu ka hadlay dabkii xalay Ka Kacay Suuqa Banaadir kaas oo hanti badan ku Basbeeshay. Raisulwasaare Rooble...

Ugu Akhris Badan