XUKUUMADDA

Falalka Argagixisadu ma hor istaagi doonaan dadaalka dowladda ee horumarinta dalka.

 Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaaraynaysaa weerarkii ay shalay soo qaadday kooxda argagixisada ee al-Shabab. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daahir...

Shir looga hadlayey wada shaqeynta Wasaaradaha Beeraha Dowladda Dhexe iyo Dowlad-goboleedyada oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (SNTV) Shirkaan oo looga la hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Wasaaradda Beeraha ee dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa waxaa kasoo...

Dowladda Norway oo aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliya

Nairobi(SNTV)- Munaasbad lagu qabtay magaallada Nairobi oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya danjire Axmed Ciise Cawad iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda...

Shir looga hadlayay sare u qaadidda ganacsiga Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Waxaa Shalay oo Khamiis ahayd lagu soo gabagabeeyay Magaaladan Muqdisho Shir looga tashanayay sidii ganacsiga soomaaliya kor loogu qaadi lahaa oo ay soo qaban...

Wasiir Ashkir “Waxba iskama badalin lacagta lagu xajinayo, Duulimaadyada Xajkana waa billaabanayaan”

Muqdisho (SNTV)-Ku simaha Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ahna wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka,...

Ugu Akhris Badan