XUKUUMADDA

Wefdigii Eritrea oo booqasho loo geeyay Xeebta Liido

Muqdisho(SNTV):– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo mas’uuliyiin kale oo ka...

Wasiirka Cadaaladda xukuumada Soomaaliya oo Heshiis lagu Hormarinayo Garsoorka Dalka la Saxiixday UNSOM iyo UNDP

Muqdisho Tallaado August 14 (SNTV):-Waa barnaamij socon doona 2018 ilaa 2021 kaas oo loogu tala galay in lagu hormariyo garsoorka dalka oo mudooyinkan dambe...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Abwaannada ugu Baaqay Ka qayb qaadashada Qorshaha dib U Dhiska Dalka

Muqdisho Tallaado August 14 (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo abwaannada Soomaaliyeed kula hadlay xarunta Akadeemiyada afka Soomaaliga ayaa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho(SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shalay ku qaabilay xafiiskiisa Safirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Guddiga Dhaqaaalaha XFS iyo Golaha dhaqaalaha Qaranka oo wada kulmay

Muqdisho(SNTV):–Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay yeesheen guddiga dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan