XUKUUMADDA

Wasiirka Waxbarashada dalka oo Kormeeray xarumaha Jaamacadda ummada ee Muqdisho

Muqdisho Arbaca August 15 (SNTV):- Wasiirka  Wasaaradda Waxbarashadda  Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumada Soomaaliya  Mudane Cabdulahi Goodax Barre, ayaa maanta kormeer ku tagay xarumaha...

R/wasaare kuxigeenka Dalka oo Daah furay Carwada Bandhiga Buugaagta ee Muqdisho

Muqdisho Arbaca August 15 (SNTV):-Ra’iisul wasaare xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ( Qadar ) ayaa maanta daah furay Carwada Bandhiga Buugaagta ee...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Muqdisho Arbaca August 15 (SNTV):- Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay u qaabishan...

Dowladda hoose oo marti qaad u sameysay wefdigii Eritrea

Muqdisho, August 15, 2018– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa munaasabad casho sharaf ah ugu sameeyey xarunta Dawladda...

Wasaaradda Howlaha guud ee XFS oo daah furtay Mashruuc Shaqo loogu abuurayo Dhalinyaro Soomaaliyeed.

Muqdisho (SNTV), Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska XFS, ayaa maanta daahfurtay mashruuc gobolada dalka Soomaaliya looga shaqaaleysiinayo in ka badan kun qof. Mashruuca,...

Ugu Akhris Badan