XUKUUMADDA

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Qabatay kulan looga hadlayay Dardar galinta howlaha horyaala

Muqdisho (SNTV) Kulankan ayaa looga hadlayay sidii loo dardarlin galin lahaa Shaqooyinka horyaala Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya oo ay ka mid yihiin...

Cadaado oo lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka

Muqdisho (SNTV)- Tababarkan oo socday muddo afar maalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka XFS iyo wasaaradda dastuurka iyo Dib-u-Heshiisiinta Galmudug oo...

Shaqaale ka tirsan Hay’adda Duulista Hawada oo Tababar loo furay

Muqdisho (SNTV) Shaqaalaha tababarka qaadanaya ayaa ka koobnaa 16 iyadoo 7 ka mid ay ahaayeen Howl wadeeno ay dhaleen shaqaalihii ka howgali jiray Hay’adda Duulista Hawada...

Dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jirto samata bixinta Maxaabiista ku jira xabsiyada Tripoli

Muqdisho (SNTV) Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Mudane Cali Saciid Faqi ayaa Qoraal kooban uu soo dhigay Baraha Bulshada wuxuu ku wargaliyay Bulshada Soomaaliyeed gaar...

R/wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Uk u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho(SNTV);- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmay Safiirka Uk u qaabilsan Soomaaliya David William Concar,waxayna kullankooda uga hadleen xoojinta xiriirka...

Ugu Akhris Badan