XUKUUMADDA

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Daraasad lagu soo bandhigay Kalsoonida Shacabka..

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayey Cilmi baaris...

Guddiga Garsoorka iyo Cadaaladda ee Golaha Shacabka oo la kulmay Wasiirka Wasaaradda Cadaalada

Muqdisho (SNTV)- Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka ayaa maanta xarunta Guddoomiyaha iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula qaatay...

Wasiirka Haweenka XFS oo saxiixday Qaraarka Qaramadda Midoobay ee Xaquuqda dadka Naafada ah

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Deeqa Yaasiin ayaa Magaalada New York ee dalka Mareykanka maanta...

Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Qorsheneysa inay diwaangaliso Xisbi Ummada u horseeda barwaaqo.

Muqdisho October 2 (SNTV):- Dowlada Federaalka ee soomaaliya ayaa Qorsheyneysa inay diwaangaliso xisbiga talada kaaso ay rajeyneyso inuu wadanka u horseeda horumar iyo barwaaqo. Ra'isalwasaare kuxigeenka...

Wasaaradda waxbarashada oo Buugaagta Manhajka cusub u qeybisay Iskuullada Dowladda

Muqdisho October 2 (SNTV):-Wasiirka xigeenka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta saree ee xukuumadda Soomaaliya, Feysal Cumar Guuleed ayaa Maanta iskuullada Dowladda u qeybiyay Buugaagta...

Ugu Akhris Badan