XUKUUMADDA

Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay Itoobiya

Muqdisho (SNTV):- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shacabka iyo Dowladda Federaalka Itoobiya uga tacsiyadeysay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay dalkaasi Itoobiya,kaasi oo saameyn ku yeeshay...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku tagay Baydhabo

Baydhabo (SNTV):- Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Kofi) oo uu wehliyo Ku xigeenkiisa Mudane Xasan Cabdulqaadir Maxamed...

Xoghayaha Joogtada Ah ee Xafiiska R/Wasaaraha oo La Kulmay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Jubaland

Kismaayo (SNTV):-Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha...

Qaban-qaabada soo dhoweynta Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kismaayo laga dareemayo

Muqdisho (SNTV):- Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee dawlad gobaleedka Jubbaland ayaa waxaa ka socota qaban-qaabadii ugu dambaysay ee lagu soo dhoweynayo Ra’iisul Wasaaraha...

Gaadiidka Xamuulka ee ciriiriga ku hayo wadooyinka Muqdisho oo la yareynayo

Muqdisho (SNTV):- Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho,Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda,taliyaha...

Ugu Akhris Badan