XUKUUMADDA

Wafdi ka socda Wasaaradda Waxbarashada XFS oo gaaray Baydhabo

Baydhabo (SNTV) Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka u ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo...

Adeegga Bixinta Baasaboorka Soomaaliya oo laga hirgeliyey Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Faransiiska

Paris (SNTV) Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Hay”adda Socdaalka Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Cabdifitaax Shaawey iyo sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Paris Axmed M. Xaaji Cali ayaa maanta...

Shir looga hadlayo mideynta Waxbarashada Dalka oo maanta ka furmaya Baydhabo

Baydhabo (SNTV) Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dawlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa saaka waxaa ka furmaya shir looga hadlayo midaynta Waxbarashada dalka, kaas...

Wasiirka Maaliyadda oo kormeeray goobaha ay ka socdaan Diiwaan gelinta Ciidamada qalabka sida

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kormeeray goobaha ay ka socdaan Diiwaan gelinta Ciidamada qalabka sida...

Wasiirrada Jubbaland ee Muqdisho Ku Sugan oo Casho Sharaf Loo Sameeyay

Muqdisho (SNTV):-Wasiiru Dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Casho Sharaf u sameeyay wasiirrada Dawlad Gobaleedka Jubbaland ee socdaalkiisa Muqdisho ku wehliya madaxwaynaha Jubaland, Axmed...

Ugu Akhris Badan