Wararka

Howlgalka Wajiga 2aad ee dagaalka Khawaarijta ayaa maanta ka bilowday gobolka Hiiraan

Howlgalka Wajiga 2aad ee dagaalka Khawaarijta ayaa maanta ka bilowday gobolka Hiiraan kaas oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Gobolka Hraan calu Jayte Cismaan. Ciidamada xoogga dalka...

Dowladda Uganda oo sheegtay in si buuxda u taageersan tahay kusoo biiritaanka Soomaaliya urur goboleedka iskaashiga dhaqaalaha  bariga Africa

Dowladda Uganda oo sheegtay in si buuxda u taageersan tahay kusoo biiritaanka Soomaaliya urur goboleedka iskaashiga dhaqaalaha  bariga Africa ( East African community) wasiirka Arrimaha...

Kumaandooska Danab iyo Gor-gor  oo howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta ka sameeyey Deegaanka Baraag Shiikh caamir ee gobolka Galgaduud

Ciidamada Kumaandooska Qaranka ee Danab iyo Gor-gor  ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta waxaa ay ka sameeyeen Deegaanka Baraag Shiikh caamir ee gobolka Galgaduud iyo...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta,...

Gobol ay hore abaaro uga jireen, oo haatan ay roobabku ku dileen 21 qof

Ugu yaraan 21 qof oo ay ku jiraan lix caruur ah ayaa ku dhintay daadad ka dhashay roobab xooggan oo ka da'ay Soomaaliya toddobaadkii...

Ugu Akhris Badan