Wararka

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka oo u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Hirshabeelle

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Hirshabeelle Cabdullaahi Maxamuud Gacal uu madaxweynaha...

Diirada: Khasaare culus oo ka dhashay dagaal Khawaarijta ku dhex maray deegaan ka tirsan Galgaduud

Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaallo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ku dhexmaray deegaan hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Dagaalkan oo si...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kala diray Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kala diray Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe. Markuu arkay: Qodobka 51aad ee dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu arkay: Warqada...

Sawirro: Howlgallo ka dhan Khawaarijta oo ka socda Galbeedka Buuloburde

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgallo ay Khawaarijta ku baacsanayaan ka wada degaano dhaca galbeedka magaalada Buuloburde ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka hadlay dib usoo celinta xiriirka Cuba

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Huruuse  oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan waxba ku jabnayn in ay...

Ugu Akhris Badan