Wararka

[DAAWO] Dad Konton ruux ka badan oo ku sumoobay Maqaaxi ay ka cunteeyeen oo ku taala Deegaanka Biya cadde ee gobolka Shabeellada dhexe

Dad Konton ruux ka badan ayaa ku sumoobay Maqaaxi ay ka cunteeyeen oo ku taala Deegaanka Biya cadde ee gobolka Shabeellada dhexe.   Abaan duulaha Ururka...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Isbitaalka ku booqday Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Hiiraan iyo dad kale oo ku soodhawacmay qaraxyadii degmada Maxaas

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane cali jeeyte Cismaan ayaa Isbitaalka Digfeer ee magaaladda Muqdisho ku booqday Dhaawacyadii ku Wax yeeloobay qaraxyadii khawaarijta Al-shabaab Iyo dagaaladii...

[DAAWO] Shirka guud ee 42-aad ee ururka warbaahinta Carabta oo ka furmay caasimadda dalka Tunis

Shirka Guud ee Warbaahinta Carabta ayaa ka furmay dalka Tunis, iyadoo Soomaaliya uu uga qeyb galayo Wefdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane...

Banaan-bax lagu taageerayay Kacdoonka Koofurta Gobolka Mudug looga sifeynayo Khawaarijta oo maanta lagu qabtay Magaalada Wisil

Banaan-bax lagu taageerayay Kacdoonka Koofurta Gobolka Mudug looga sifeynayo Khawaarijta ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Wisil ee Gobolkaas. Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe...

Duulimaadyada Maraykanka oo caadi ku soo noqday ka dib cillad farsamo oo baajisay 11,000 oo duulimaad

Hay'adda duulimaadyada Federaaliga ah ee Maraykanka ayaa sheegtay Khamiistii in duulimaadyadii badankoodu ay caadi ku soo noqdeen, ka dib markii ay cilladi ku timi...

Ugu Akhris Badan