Wararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabadda Maalinta Macallinka ee 21-ka November awgeed hambalyo u diray macalimiinta Soomaaliya. 2-...

Xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ka socda Tuulada ciyaaraha Muqdisho

Munaasabada Maalinta Macalinka Soomaaliyeed ayaa saaka si weyn loogu xusayaa Tuulada Ciyaaraha Dalka ee Stadium Muqdisho, munaasabadan ayaa waxa ka qayb gelaya madaxda sare...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kaga qaybgalay Brussels Madasha Afaraad ee heer Wasiir ee Midowga Yurub

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah kaga gaybgalay magaalada Brussels Madasha Afaraad (4-aad) ee heer...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgalay Madasha Indo-Pacific ee Brussels.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kaga qaybgalay Brussels Madasha Afaraad ee Heer Wasiir ee Midowga Yurub iyo Dalalka ku Teedsan Labada Badweyn ee Indo-Pacific Wasiirka...

Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray macalimiinta Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed munaasabadda 21-ka November awgeed oo ah maalin ku...

Ugu Akhris Badan