Wararka

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Uganda

Burcad hubeysan oo u dhashay dalka Uganda ayaa magalada Kampala  ee Caasimadda dalkaasi Uganda, ayaa waxaa dil iyo dhawac loogu gestay muwaadiniin Soomaaliyeed oo...

Shir madaxeedka IGAD oo laga soo saaray war-saxaafadeed taageeraya Soomaaliya

Shir madaxdeedka dalalka ku midaysan urur goboleedka IGAD oo dalka Jabuuti ka furmay 12-June ayaa gabangabadiisa laga soo saaray war-murtiyeed taageero siinaya dowladda Soomaaliya,...

Taliska Ciidanka XDS iyo Africom oo ka wada hadlay dar-dar gelinta la dagaallanka khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas, Odawaa Yuusuf Raage ayaa kulan laqaatay taliyaha ciidamada Mareeykanka ee howlgalka Africom Gen, Micheal  Langley. Sarreeye Gaas, Odawaa Yuusuf...

Maxkamadda gobolka Bari oo xukuntay shan dhallinyaro ah

Maxkamadda derejada koowaad ee degmada Boosaaso ayaa xukun xabsi ah ku ridday shan nin oo dhallinyaro oo loo haysto in ay ku xad-gudbeen qoys...

Muwaadin fashiliyey qarax khawaarijtu ku dhibaatayn rabeen shacabka Soomaaliyeed oo abaal marin la guddoon siiyey

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoonsiiyey lacag dhan 20kun oo dollar muwaadin Soomaaliyeed oo soo sheegay mooto Bajaaj...

Ugu Akhris Badan