Wararka

XFS oo shaacisay khasaaraha ka dhashay qaraxyadii ka dhacay degmada Maxaas

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa booqday dadkii ku dhaawacmay weeraradii qaraxyada ahaa oo ay khaawarijta Arxanka daran ee ...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka tacsiyeeyay geerida Suldaan Cabdullaahi Maxamed Salaad

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed, geerida ku timid Allaha u naxariistee Suldaan Cabdullaahi Maxamed Salaad Ducaale...

Sacuudiga oo yeeshay gabadhii ugu horreeyay ee garsoore caalami ah

Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa Khamiistii magacaabay gabadhii ugu horreysay ee Sacuudiyaan ah ee noqota garsoore caalami ah, wax ka yar hal...

Khawaarij oo jab xoogleh lagu gaarsiiyay dagaal ka dhacay Hilowle gaab.

Kooxaha Khawaarijta ah ayaa saaka Weerar ku soo qaaday deegaanka Hilowle gaab ee gobolka Shabeellada dhexe oo dhawaan cadowga laga xoreeyay waxaana ka dhashay...

[SAWIRRO] Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo shir gudoomiyay kulanka Isbuuclaha ah ee Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug oo maanta ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka...

Ugu Akhris Badan