Wararka

[DAAWO] Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in 323 ka tirsan Al-shabaab ayey Ciidanka dowladu howlgal iyo dagaal ku dileen

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa'id qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyey guulihii ay todobaadkaan dowladdu ka gaartay dagaalka...

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed iyo Ajendayaasha Maalintii 3-aad.

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed iyo Ajendayaasha Maalintii 3-aad.

Wasiirka Arrimaha Dibadda soomaaliya  ayaa si rasmi ah Muqdisho uga furay shirka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir cumar jaamac Haruse ayaa si rasmi ah Muqdisho uga furay shirka Hannaanka Xaqiijinta Shuruudaha looga baahanyahay Soomaaliya ee...

Waxaa goordhaw furmi Raba shirka Hannaanka xaqiijinta shuruudaha looga baahanyahay

Waxaa goordhaw la filayaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka Hannaanka Xaqiijinta Shuruudaha looga baahan yahay Soomaaliya ee ku biiritaanka Urur Goboleedka Iskaashiga...

Dowladda iyo Culumada Soomaaliyeed oo u midoobay sidii loo ciribtiri lahaa fikirka gurracan ee xagjirka

Muqdisho-(SNTV)-Shirka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo lagu gorfeynayo sidii loo ciribtiri lahaa fekerka gurracan ee xagjirnimada iyo waafajinta dowladnimada ayaa waxaa baaqyo...

Ugu Akhris Badan