[DAAWO] Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in 323 ka tirsan Al-shabaab ayey Ciidanka dowladu howlgal iyo dagaal ku dileen

Date:

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyey guulihii ay todobaadkaan dowladdu ka gaartay dagaalka Khawaarijta.

 

Wasiirka oo uu garab joogay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya waxaana uu sheegay Wasiirka in  Maalmihii u danbeeyey dagaalo ka dhacay gobolada dalka khawaarijta looga dilay in kabadan 323 khawaarij ah kuwaas oo ay ku jiraan Horjoogayaal sar sare oo katirsan Arggagixisada Al-shabaab.

 

Daawo warbixintaan oo dhameestiran

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...