Wararka

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay Wasiirka difaaca iyo sarkaalkiil tirsan militariga Maali

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu cunaqabateyn dhanka dhaqaalaha ah ku soo rogayo seddex sarkaal oo ka tirsan militariga Maali, oo uu qeeyb ka yahay...

Wasiirka beeraha XFS oo faah-faahin ka bixiyay shir madaxeedka QM ee hannaanka cuntada Adduunka ee ka socda magaalada Rome

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS, Axmed Madoobe Nuunow oo qeyb ka ah wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha JFS ee magaalada Rome uga qayb...

Maamulka gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Sakarya ee Dalka Turkiga oo gaaray heshiis iskaashi

Guddoomiye ku-xigeenka Arirmaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane, Cabdicasiis Cusmaan Maxamed oo uu wehliyo Aggaasimaha xiriirka arrimaha dibedda maamulka Gobolka Banaadir Mudane, Maxamed Xasan...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tansaaniya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania oo ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shirka iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka bariga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay kulanka Iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika oo ay marti-gelisay Ra’iisul wasaaraha dalka...

Ugu Akhris Badan