Wararka

Howlgal culus oo lagu sifeynayo Khawaarijta ayaa ka socda Bariga gobolka Galgaduud.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa saaka howlgal culus oo lagu sifeynayo Khawaarijta ka wada Bariga gobolka Galgaduud halkaas oo Wariyaasha Warbaahinta Qaranku ay soo sheegayaan...

Xuska Maalinta Adduunka oo lagu Qabtay Madaxtooyada Qaranka. {Sawirro}

Munaasabad lagu xusayey maalinta Caalamiga ah ee ka hortagga iyo la dagaallanka cudurka dilaaga ah ee Cagaarshowga ayaa ka qabsoomtay Isbitaalka Madaxtooyada Qadanka. Munaasabaddaan oo...

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka, Mudane Xasan Macallim...

Agaasimaha xiriirka dibada iyo hay’addaha Caalamiga ayaa dowlda hoose turkiga kula kulmey duqa magaalada Konya Mudane Ercan Uslu.

Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey'adaha Caalamiga Mudane Maxamed Xasan Maxamed oo ay wehliyaan Agaasime Kuxigeenka Waaxda Dhulka iyo Xiriiriyaha D.hoose ee Muqdisho iyo Dawladaha...

Ra’iisal wasaare hamsa oo madaxweynaha Kenya kala hadlay fududeynta dal-ku galka Kenya iyo ciribtirka Khawaarijta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Daaresaalaam kulan gaar ah kula qaatay Madaxweynaha Kenya William Ruto, oo...

Ugu Akhris Badan