Wararka

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Sida la sheegay Koox Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaas ku kudilay muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida ka Shaqeeysata Koonfur Afrika, iyaga...

NATO oo Kosovo uga digtay iibsashada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga

Ciidamada NATO ayaa uga digay Xukuumadda Kosovo, cawaaqib xumada ka dhalan karto iibsashada diyaarado aan duuliyaha laheen ee loo yaqaanno Bayraktar ee Turkiga, iyagoo...

Maamulka Hirshabeelle oo DF ka codsaday ka qeyb qaadashada xal u helida colaadda ka taagan Shabeelaha dhexe

Dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa ka hadlay dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaday degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho...

Ra’iisal wasaare Xamse oo kulan la qaatay guddiga dib u daabicidda Shilin Soomaaliga

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay guddiga dib u daabacidda lacagta Shilinka Soomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda...

Wasiirka warfaafinta oo daah-furay dood wadaag ku aaddan gaarista Soomaaliya oo nabad ah

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa furay dood wadaag ku saabsan gaaridda Soomaaliya oo nabad buuxda hesha, fikradaha...

Ugu Akhris Badan